Skip to main content

Posts

Featured

Abu musa Jabir ibnu Hayyan.

Abu Mūsā Jābir ibn Hayyān,  oo  ay ugu  yeeri jireen  Geber a haana  aabihii  kiimistiriga,  waa mid kamidda, culimadda muslimiinta ee caalamkaan  wax k usoo  kordhisay, wuxuuna noola  qarnigii  8aad,  kaaso o loogu yeeri jiray xiligii dahabka  waayo  laga  so o bilaabo waqtigaas  ilaa qarnigii  14aad waxaa si xiriira cilmiga  sayniska  hogaanka  uga hayay culimo muslimiin ah. Jabir Ibn Hayyan,  Wuxuu  ahaa Qoraa, kiimistiri yaqaan , iyo faylasoof , waana mid kamidda kuwa ugu wayn ee  kiimistiraga  wax kusoo kordhiyay.  Ha noqoto aragtiyo ama qalab ka isticmaalaba. Xiligii  dahibiga ahaa,   muslimiinta ahi, waxay  ahaayeen  kuwa dhan  walba hogaanka u haya, haday noqon  laahayeen dhanka dhismaha,  dhanka daaw o samaynta, dhanka wax alifida ama hindisaha. Jabir aabihii,  wuxuu usoo haajiray  magaladda kufa oo k...

Latest Posts